Wasiir Cadaalla: “Rag labo boqol gaaraya ayaa Khawaarijta looga dilay degaanka Iji”

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala oo goor dhawayd shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay dagaalada ka socda qeybo ka mid ah gobolada Hiraan iyo Mudug ee dhexnaraya ciidamada DF iyo kuwa Al-shabaab. Alcadaala ayaa sheegay in ka badan 200 oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ciidamada dowladda ku dileen degaanka Iji oo ku … Continue reading Wasiir Cadaalla: “Rag labo boqol gaaraya ayaa Khawaarijta looga dilay degaanka Iji”